Shirka Haweenka Qurba Joogta Soomaalida ee Columbus, Ohio

Sunday, January 20, 2013

Shuraako waxay ku xigsiinaysaa kulankeeda qurba jooga Soomaalida ee gobolka shir xoogga saaraya dawrka ay dumarku ku lee yihiin ganacsiga Soomaalida iyo warshadaha yar yar. Qaybo ka mid ah haweenka jaaliyada qurba joogta Soomaalida  ayaa isku imanaya si ay uga wada hadlaan sidii aan uga wada shaqayn lahayn dhiirigelinta maalgashiga iyada oo la isticmaalayo dawrka haweenku leeyihiin kaasoo ah xoogga badlaya horumarka dhaqaalaha Soomaaliya iyo mustaqbalka.

 

Wixii xog ah ee intaa dheer, fadlan la xiriir Shuraako.