Shuraako on Somali Diaspora News

Shuraako Field Manager, Abdikarim Gole, speaks to Somali Diaspora News about Shuraako (in Somali Language).

Colorado April 17,2013 (SDN) Isku duwaha Mashruuca Shuraako oo hoostagta hay’ada One Earth Foundation Mr Cabdikariim Jirde Gole ayaa nooga waramay sida iyo habka ay isugu geeyaan Maalgashadeyaal caalemi ah iyo Soomaalida heysa mashaariicda Ganacsi ee baadi goobaya lacago ay ganacsigooda ku hirgeliyaan.

HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA ISUDUWAHA SHURAAKO CABDIKARIIM GOLE