ADEEGYADA MAALIYADEED
Waxaan ganacsatada ku xirnaa raasumaalka anagoo sameynayna qiimeynta iyo hubinta buuxda ee ganacsiga oo maamulayna fulinta maalgashiga-ka-danbeeya.
MASHAARIICDA
Waxaan eegnaa hindisayaasha taageera qaybta [ganacsiga] gaarka loo leeyahay, oo ay kamid yihiin madalaha iyo shirarka, tobabarka diirada saara ganacsiga iyo dhacdooyinka helitaanka maaliyadda.
WAX BADAN KA OGOWDAABACAADAHA
Waxaan samaynaa cilmi-baaris muujinaysa fursadaha suuqyada ee loogu talogalay ganacsatada iyo maalgashadayaasha [ku nool] goobaha ay colaado saameysay.