Somali

Tan iyo 2013,  Shuraako waxa ay ku xidhay ganacsatada maalgashadayaal bixiya maalgashi amaah ah, caawimooyin la xiriira kobcinta iyo balaarinta ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ee wadanka. 

Riix halkan si aad u hesho macluumaad kusaabsan maalgalinta iyo fursadaha mashaariicda.

Isku xirka maal gelinta iyo ganacsiga ee Shuraako - Habka codsiga loo soo gudbiyo

Ganacsatada xiisaynaysa ama u baahan in ay helaan fursad maalgelin, fadlan raac habka hoos ku qoran.

Maalgelinta Tamarta La Cusboonaysiin Karo ee Dhalinta Korantada (Powering Progress Fund (PPF)) - Habka codsiga loo soo gudbiyo

Hadad filayso in ganacsigaagu  buuxin ikaro shuruudaha maalgelinta, fadlan la bax foomka ku jira hoos ee magiciisu yahay Concept Note, soo buuxi,  kuna soo dir ciwaanka email ka Shuraako oo ah PPF@shuraako.org ama Dahabshil Bank International oo ciwaanka email ku yahay info@dahabshilbank.com.