Shuraako waxay ka taageertay hay’ada Somaliland Meat Development Association inay ka qayb ka gasho Carwada Caalamiga ah ee Xilliga Guga kana dhacda Birmingham, UK

Sunday, February 3, 2013

Shuraako waxay la shaqeysaa; hay’ada Somaliland Meat Development Association (SOMDA) si ay ugu xayeysiistaan alaabtooda mid ka mid ah carwooyinka ganacsiga dunida ugu; waa weyn, oo ah Carwada Caalamiga ah ee Xilliga Guga kana dhacda Birmingham, UK. SOMDA waxay soo bandhigi  doontaa alaabta dumarku isku qurxiyaan oo laga smeeyey lafah geela laguna farsameeyo Somaliland, Soomaaliya oo loogu talo galay iibsadayaasha caalamiga ah. Shuraako waxay ka caawinaysaa safarka waanay ka bar bar shaqeynaysaa intay joogaan Carwada Guga, taa soo ka mid ah dadaalkayaga aanu ku kobcinayno shaqo abuurista Soomaaliya.

Wixii xog ah ee intaa dheer, fadlan la xiriir Shuraako.

 

Tags: