Shirka Haweenka Qurba Joogta Soomaalida ee Copenhagen, Denmark

Friday, February 8, 2013

Shuraako waxay u safraysaa Copenhagen, Denmark si ay ula kulanto qurba joogta Soomaalida ee ku nool gobolka. Kulankani wuxuu xoogga saarayaa dawrka ay haweenku ku lee yihiin maalgashiga Soomaaliya, iyada oo xoogga la saarayo warshadaha yar yar. Xubno ka mid ah haweenka qurba joogta Soomaalida ayaa isku imanaya si ay uga wada hadlaan sidii aan uga wada shaqayn lahayn dhiirigelinta maalgashiga iyada oo laga faa’iidaysanayo dawrka haweenku lee yihiin kaa soo ah awood wax ka badalaysa horumarka dhaqaalaha  Soomaaliya iyo mustaqbalka.  

Wixii xog ah ee intaa dheer, fadlan la xiriir Shuraako.

 

Tags: