Saturday, January 19, 2013 - 14:00
Shuraako waxay u qabanaysaa shir qaybo ka mid ah jaaliyada qurba joogta Soomaalida, anaga oo ka wada hadlayna sidii aan uga wada shaqayn lahayn dhiirigelinta maalgshiga Soomaaliya. Wixii xog ah ee intaa dheer, fadlan la xiriir Shuraako.
