UN Dispatch, Qaramada midoobay qaybteeda wararka iyo faallada ayaa ku magacowday khariidada mashaariicda ee Shurrako,”Khariidada Maanta”

Friday, December 14, 2012

UN Dispatch, Qaramada midoobay qaybteeda wararka iyo faallada ayaa ku magacowday khariidada mashaariicda ee Shurrako,”Khariidada Maanta” Diisambar 5, 2012. “Shuraako waxay leedahay dadka ugu muhiimsan ee aan la xiriiraynaa waa jaaliyadaha qurba joogta (kuwaa soo dira lacag ka badan $1 bilyan oo doolar sannad walba); maalgashatada wax raadeeya kuwaa soo caawiya bulshada faa’iidana ka hela maalgashigooda, maalgashatada caadiga ah, iyo dadka deeqaha bixiya.”-- Mark Leon Goldberg